Sign in to follow this  
Deeq A.

Dad lagu la’yahay doon ku degtay Niger

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa la la’ayahay dhowr qof oo ku nool Waqooyiga galbeed ee dalka Nigeria kaddib markii dooni ay saarnaayeen ay u kala go’aday laba qeybood kadibna quustay.

Rakaabka saarnaa doonida ayaa u badnaa haween iyo carruur, kuwaas oo ka soo safray dalka Niger kuna sii jeeday gobolka Kebbi ee dalka Nigeeia

Mid ka mid ah dadka badbaaday ayaa sheegay in ilaa 40 qof la soo badbaadiyey, laakiin xaalku uma eka in dad badan lasoo samata bixin doonin.

PUNTLAND POST

The post Dad lagu la’yahay doon ku degtay Niger appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this