Sign in to follow this  
Deeq A.

Booliiska Puntland iyo Galmudug oo hawlgal wadajir ah ka fuliyay Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   
Booliis.jpg?resize=720%2C480&ssl=1

Booliiska Puntland iyo Galmudug, ayaa xalay hawlgal wadajir ah oo lagu xaqiijinayo Amniga waxay ka fuliyeen magaalada Gaalkacyo.

Ciidanka oo iskaashanaya ayaa hawlgalkaas ka sameeyay xaafado ka tirsan waqooyiga iyo Koonfurta Gaalkacyo, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha labada dhinac.

Hawlgalka waxa lagu qabtay dad kala duwan oo lagu tuhmayo falal amni-darro ah, kuwaas oo saraakiishu sheegeen in baaritaan lagu samaynayo.

PUNTLAND POST

The post Booliiska Puntland iyo Galmudug oo hawlgal wadajir ah ka fuliyay Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this