Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhoolatuskii & Cududii Xisbiga Ucid ee Fagaaraha Beerta xoriyada ee Hargaysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhoolatuskii & Cududii Xisbiga Ucid ee Fagaaraha Beerta xoriyada ee Hargaysa .

FB_IMG_1622016579892.jpg?resize=696%2C39

 

 

Xisbiga UCID, ayaa maanta wacdaro ka dhigay Fagaaraha Beerta xoriyada ee Caasimadda Hargaysa .

Guddoomiyaha Xisbiga UCID mudane Faysal Cali Waraabe, ayaa faagaaraha beerta Xorriyadda ee Magaalada Hargeysa kaga qayb galay ololaha doorashada isku sidkan ee wakiillada iyo deegaanka ee Xisbiga UCID oo maanta guud ahaan-ba gobollada iyo degmooyinka dalka ka bilaabmay.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo masuuliyiin sar sare oo xisbiga ah ayaa kumanaan taageerayaasha xisbiga ah iyo musharraxiinta kala qayb galay wacdaraha ay fagaaraha beerta Xorriyadda Hargeysa ay ku soo bandhigayeen kumanaan iyo kumanaan xisbigaasi.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this