Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Sacuudiga oo booqasho ku jooga Kenya+Ujeedada Safarkiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sacuudiga oo booqanaya Kenya

Faysal Bin Farxaan Al Sacuud, oo ah wasiirka Arrimaha dibadda ee boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa Kenya ku tagay booqasho, sida ay shaacisay wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya.

“Wasiirka ayaa Nairobi u jooga wadahadallo la xidhiidha xoojinta xidhiidhka labada dal,” ayaa lagu yidhi Bayaan ay wasaaraddu soo dhigtay barteeda Twitter-ka.

Chief Administrative Secretary @ForeignOfficeKE Hon. @AbabuNamwamba this evening at #JKIA received visiting Foreign Minister of the Kingdom of Saudi Arabia, Faisal bin Farhan Al Saud. The Minister is in Kenyan for talks aimed at strengthening bilateral ties. pic.twitter.com/wZDVT8IoR7

— ForeignAffairsKenya (@ForeignOfficeKE) May 25, 2021

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this