Deeq A. Posted May 26, 2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta kulan gaar ah Muqdisho kula yeeshay guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aaden. Shariif Xasan oo sidoo kale madaxweyne ka soo noqday dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa haatan u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya. Madaxtooyada Jubaland ayaa sheegtay in Axmed Madoobe uu Shariif Xasan ka dhegaystay talooyin la xiriira sidii looga wada shaqayn lahaa dardar galinta howlaha doorashooyinka. PUNTLAND POST The post Axmed Madoobe oo kulan gaar ah la yeeshay Shariif Xasan appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites