Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Cabdi Xaashi oo u muuqda inuu ku guulaysto kaga dambeynta Ergada Waqooyi

Recommended Posts

Deeq A.   

Inkastoo Shirka Wadatashiga Doorashada Soomaaliya oo maalmahaan Muqdisho ka socdey ayaa tan iyo shalay waxa muran ka taagnaa Cida looga dambaynayo Ergada Gobolada Waqooyi, Laakiin Sida ay Howlwadeenada Warbaahinta Puntlandi ay xanta ku hayaan maanta waxaa la isagasoo dhowaadey meeshee la joogay shalay, Qodobka Ergada Gobolada Waqooyi, Raysal wasaare Xigeenka Xilkiisu dhamaadey ayaa laga fujin waayay wuxuuna ku andocoonaya in isaga looga dambeeyo, waxaa jira Xan ah in Madaxweynaha Wakhtigiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu gadaal kasoo riixayo Mahdi Guuleed.

Qodobada kale intooda badan waxaa lagawada gaaray isfahan, inkastoo Arimaha Gobolka Gedo aan wali si buuxda loogu heshiin laakiin wali waxaa laga qabaa rajo wayn in Xal buuxa loo helo.

Ilo wareedyo la hadlay Puntlandi.com waxay sheegayaan in Maduuliyiinta shirsan ay ka go’antahay in Guul laga gaaro Wadahadalka walow ay jiraan cabsi laga qabo Faragalin ka imaanaysa dhinaca Villa Soomaaliya .

Waxaa Macquul ahnin Dhirku soo gabagaboobo beri habayn dambe.

Puntlandi.com Muqdisho

65755A48-AD95-494A-9C08-DE5F105DCF73-800

The post Gudoomiye Cabdi Xaashi oo u muuqda inuu ku guulaysto kaga dambeynta Ergada Waqooyi appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this