Sign in to follow this  
Deeq A.

Millatariga Dalka Mali Oo Xidhay Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha Dalkaas

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Mali)-Wararka ka imanaya dalka Mali ayaa sheegaya in Millatariga dalkaasi ay xabsiga u taxaabeen Madaxweynaha, Raysal Wasaaraha iyo Wasiirka Difaaca ee dowladda kumeel gaadhka ah ee dalkaas.

Dhammaan madaxdan ayaa lagu hayaa xero millatari oo ku taalla duleedka magaalada Caasimada ah ee Bamako.

Arrintan ayaa timid saacado yar kaddib marki laba xubnood oo ka mid ah millitariga laga qaaday xilalkii ay ka hayeen dowladda isku-shaandheyn la sameeyay kaddib, waxaana sidaas wakaaladda wararka ee Rueters u xaqiijiyay ilo wareedyo diblamaasiyadeed iyo kuwo ka tirsan dowladda

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this