Sign in to follow this  
Deeq A.

Ololaha Doorashada Oo Maalintii Labaad Si Habsami Ah Uga Socda Guud Ahaan Dalka Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Ololaha doorashada baarlamanka iyo golleyaasha deegaanka oo isku sidkan ayaa maalintii labaad si habsami ah uga socda guud ahaan dalka Somaliland.

Maaddaama oo xisbiyada mid walba maalin gaar ah loo qoondeeyey inuu ololihiisa qabto waxaa maanta u lahaa xisbi xaakimka KULMIYE

Ololahan oo safmarka Korona awgii loo xaddiday muddada uu socon doono oo xisbi waliba laba maalmood oo keliya uu leeyahay maaddaama oo aan waqti badani ka hadhin doorashadii ayaa jawiga uu ku socdo ololaha xisbiga KULMIYE wuxuu ahaa mid sidii loogu tala galay ah.

Doorashada oo lagu wado inay qabsoonto 31-ka bishan aynu ku jirno ee May, ayaa ah markii ugu horreysay ee si isku sidkan loo qabto doorashada baarlamaanka iyo golleyaasha deegaanka.

Maalinta 1aad Ololaha Xisbiga KULMIYE: Fagaaraha Beerta Xorriyadda ee Hargeysa oo Ololaha Xisbiga KULMIYE si toos ah uga socda iyo Madaxweynaha JSL oo ka Qaybgelaya.

189947272_2017079731763437_3576606243832
  • 190179876_2017079611763449_5645138839809
  • 190815621_2017079705096773_4133223857848
  • 191011430_2017079395096804_3729511767851
  • 191257303_2017079408430136_4763478837035

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this