Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubaland oo mar kale mamnuucday xidhashada indha-shareerka

Recommended Posts

Deeq A.   

Jubaland oo mar kale joojisay xidhashada indha-shareerka

 

indhoshareer.jpg

Booliiska maamul-goboleedka Jubbaland ayaa sheegay inay mar kale adkeeyeen xoojinta xirashada niqaabka ama indha-shareerka, sida uu baahiyay Telefishinka Jubaland.

Waxay booliisku sheegeen in arrintan ay uga gol leeyihiin “adkeynta aminga”, ayuu shaaciyay telefishinka.

Dhowr sano kahor ayay ahayd markii amar ka soo baxay Jubbaland lagu mamnuucay xirashada indha-shareerka, iyadoo xilligaas uu maamulku sheegay in la qabtay rag soo xirtay indha-shareerka.

Booliiska ayaa sheegay in amarkaasi uu dhaqan galay shalay oo Axad ahayd.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this