Deeq A. Posted May 23, 2021 Soomaaliland ayaa wax laga xumaado ku tilmaantay in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay sheegato Jaamacadaha Soomaaliland, Liis ay soo saartay Wasaarada Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa waxaa ku jira Jaamacada ku yaal Soomaaliland. Wasaarada ayaa Liiskaan ku tilmaantay Liiska Jaamacadaha ay Dowlada Federaalku aqoonsantahay. Wasaarada Tacliinta Sare ee Soomaaliland waxay Liiskaan ku tilmaameen Sheegasho Jaamacado ku yaala Wadamo kale oo ay Muqdisho Sheeganayso. Soomaaliland oo iyagu isu haysta inay yihiin Wadan Madaxbanaan ayaa badanaa ka carooda Kolka ay Dowlada Federaalka Soomaaliya ula maacaamilaan Soomaaliland si lamia Maamulada kale ee Dalka . Puntlandi.com Muqdisho The post Soomaaliland oo ka carootay Liiska Jaamacadaha Soomaaliya appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites