Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne hore Farmaajo wuu isku dayay inuu ka qaybgalo Shirka maanta mase usuuragalin

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa goordhaweyd si rasmi ah Muqdisho uga furmay Shirka Qaran ee looga arinsanayo Doorashada, waxaana shir gudoominaya Raysal wasaare Rooble.

Saaka ilaa Xalay waxaa socdey Dadaal ay Villa Soomaaliya ku doonayeen in Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu furo kulanka maanta halkaasna uu ka jeediyo Khudbad uu kula dardaarmayo Madaxda, Laakiin Dadaalkaas laguma guulaysan.

Wuxuuna Madaxweyne Farmaajo uu ku guul daraysay inuu qayb ka noqdo kulanka maanta.

Madaxda kulanka ka qaybgalaya ayaa qaarkood hor istaageen inuu Kulanka yimaado.

Kulanku hada si rasmi ah ayuu u furmay.

Puntlandi.com Muqdisho

7D7F11BF-AFCE-46C3-9279-99BD2D92E061-750

The post Madaxweyne hore Farmaajo wuu isku dayay inuu ka qaybgalo Shirka maanta mase usuuragalin appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this