Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo laga yaabo inuu kulanka maanta yimaado

Recommended Posts

Deeq A.   

Kulanka maanta dhexmaraya Raysal wasaaraha iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa laga yabaa in Madaxweyne Farmaajo oo yimaado si uu ula hadli Masuuliyiinta shirsan.

Wararka aan ka helayno ilo wareedyo, Madaxweyne Farmaajo wuxuu dalbadey inuu kasoo qayb gali furitaanka Shirka maanta iyo Furitaanka Shirweynaha oo lagu wado inuu furmo Axada.

Kulanka maanta la hadii la isla meel dhigo Qodobada horyaal Shirweynihu wuxuu furmayaa Axada laakiin hadii aan maanta wax la isla meel dhigin Shirweynuhu wuxuu furmayaa wixii Isniinta ka bilowda.

Lama oga waxa uu Madaxweyne Farmaajo u sheegayo Masuuliyiinta shirsan..

Wixui soo kordha kala soco halkaan

20191012637064379059131231Madaxweyne_Far

The post Madaxweyne Farmaajo oo laga yaabo inuu kulanka maanta yimaado appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this