Deeq A. Posted May 22, 2021 Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hogaamiyo madaxweynaha dowal gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlawe Xuseen . Guudlaawe ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe iyo qaar ka mid ah shacabka caasimadda. Madaxweynaha ayaa magaalada Muqdisho kaga Qeyb galaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka, oo maanta lagu wado in uu ka furmo xerada Afisyooni . Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites