Sign in to follow this  
Deeq A.

Deni Oo Muqdisho Soo Gaaray

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho.

Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe iyo qaar ka mid ah shacabka caasimadda.

Madaxweynaha ayaa magaalada Muqdisho kaga Qeyb galaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka.

FB_IMG_1621613498852.jpg FB_IMG_1621613500926.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this