Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaranjoog ilaa qurbe joog

Recommended Posts

Deeq A.   

QARANJOOG ILAA QURBEJOOG: Cabdillaahi Saleebaan Bidde| Qaybta 1aad| KULANKA GORFAYNTA

Waa wareysi taxane ah, oo soo bandhigaya geeddigii nololeed ee Cabdillaahi Saleebaan Bidde, noloshiisii hore, tii dhexe iyo tii danbe oo nolosha qurbuhu ugu ballaadhan tahay. Waa maansoyahan, siyaasi, odey dhaqameed, aqoonyahan iyo taariikh ururiye. Waxa uu soo maray nolol koobsanaysa: xil dawladeed oo uu soo qabtay, xadhig iyo xaalad jabhadayn ah.

Wareysigan oo qayb ka ah barnaamijka KULANKA GORFAYNTA, oo uu saare ka yahay Cabdishakuur Muxumed Muuse “Heersare”, qaybtiisa koowaad waxaad ku daawan doontaan noloshii hore ee Cabdilaahi Saleebaan, halkii uu ku dhashay ee uu ku barbaaray iyo taxanihii waxbarashadiisa.   

QARANJOOG ILAA QURBEJOOG: Cabdillaahi Saleebaan Bidde| Qaybta 1aad| KULANKA GORFAYNTA – YouTube

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this