Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo guddi u magacowday aaska Madaxweyne Ku-xigeenkii hore

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1621510515227.jpg?resize=640%2C39

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi u magacaabay qaban-qaabada aaska Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire.

Guddigan oo ka kooban 9-xubnood ayaa kala ah.

1. Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Cawil Shiikh Xaamud (Guddoomiye )

2. Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Siciid Cismaan Aadan (Xubin )

3. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Jaama Faarax Xasan (Xubin)

4. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Cabdi Ibraahin Warsame Qawdhan (Xubin)

5. Agaasime Ku-xigeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Agaasimaha Cabdiweli Cali Cabdulle Timacadde ( Xubin )

6. Taliyaha Ciidanka Daraawiishta S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere (xubin)

7. Taliyaha Ciidanka Booliiska S/ Guuto Cabdi Xasan Xuseen (Xubin)

8. Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cawil Axmed Maxamed (Xubin)

9. Guddoomiyaha Degmada Garoowe Axmed Siciid (Axmed Barre ) (Xubin).

Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

PUNTLAND POST

The post Puntland oo guddi u magacowday aaska Madaxweyne Ku-xigeenkii hore appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this