Deeq A. Posted May 20, 2021 Madaxweyne ku xigeenkii hore Puntland Cabdi Samad Cali Shire ayaa waxaa uu xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Cali Shire oo waxaa uu horay usoo noqday madaxweyne ku xigeenka Puntland wixii ka horeeyey 2014-kii xilligii madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole. Waxaa tacsi u diray marxuumka, mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka ah, madax hore iyo qaar maamul gobleedyada ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites