Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Ku xigeenkii Puntland oo Geeriyoodey

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne ku xigeenkii hore Puntland Cabdi Samad Cali Shire ayaa waxaa uu xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. 

Cali Shire oo waxaa uu horay usoo noqday madaxweyne ku xigeenka Puntland wixii ka horeeyey 2014-kii xilligii madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole.

Waxaa tacsi u diray marxuumka, mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka ah, madax hore iyo qaar maamul gobleedyada ah.

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this