Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo ku geeriyooday Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   
cabdi-samad-cali-shire.jpg?resize=664%2C

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dowladda Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire, ayaa saaka oo Khamiis ah ku geeriyooday magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsan Qoyskiisa.

Marxuum Cabdisamad Cali Shire, oo muddooyinkii u dambeeyay ku xanuunsanaa Hargeysa, ayaa markii dambe loo qaaday dhinaca Muqdisho, halkaas oo uu saaka ku geeriyooday.

Marxuumka ayaa xilal kala duwan Puntland ka soo qabtay, isagoo soo noqday madaxweyne ku xigeenkii Puntland dowladdii Cabdiraxmaan Faroole ( 8 January 2009- 8 January 2014).

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo ku geeriyooday Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this