Deeq A. Posted May 20, 2021 Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa ku dhawaaqay golahiisa cusub ee Wasiirada. Xukuumadda madaxweeynaha ayaa waxaa ka soo muuqday wasiiro cusub iyo kuwa horay uga tirsanaa xukuumadiisa. Ku dhawaaqidda golaha wasiirada Axmed Madoobe ayaa timid kadib doorashadiisii oo ay mudda dheer ka soo waregatay. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites