Sign in to follow this  
Deeq A.

30 Sano halka ay Hargeisa ka soo baxday iyo halka ay maantana marayso Laba sawir oo sharaxaaya

Recommended Posts

Deeq A.   

1621371878573_Hargeisa01_3483369b-300x18

Guud ahaan Somaliland midnimadii 1960kii waxa ay ka dhaxashay burbur,xasuuq iyo dib u dhac balaadhan.

 

Sawirkani waa muuqaalka guud ee Hargeisa caasimada Somaliland oo ay burburisay xukumadii Somalia 1988kii.

Sawirkan hoos yaalaana waa dib u dhiskii isla Hargeisa hada oo ka soo kabatay burburkaasi iyada oo aan caawimo dibadeed aan la helin

 

Kuwa maan gaabka ah ee ku hadaaqa maxaa la qabsaday 30kii sano ee ay Somaliland jirtay  ha ogaadaan in dib u dhiska sidaasi u balaadhan ee dalka oo dhan laga hir galiyay ayna ku iman bilaash ee ay saamaxday amniga iyo dawladnimada qori isu dhiibka ahayd ee ka hana qaaday gayiga Somaliland 

 

IMG-20200403-WA0039-225x300.jpg

 

Qarannews 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this