Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Soomaaliya Oo Xayirtay Diyaaraddii Somaliland Timid

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Nairobi)-Dowladda Soomaaliya ayaa dalka ka mamnuucday shirkad diyaaradeed oo ka diiwaan gashan Kenya, kaddib markii ay tagtay Somaliland. – Sida ay sheegeen ilo-wareedyo ka tirsan Hey’adda Duulista Soomaaliyeed (SCAA).

Diyaaraddan oo lagu magacaabo Astral ayaa Hargeysa gaysay agab loogu talo galay doorashada Somaliland.

Kenya oo dhawaan xayirtay duulimaadyada Soomaaliya ayaa fasax gaar ah siisay laba diyaaradood oo Somaliland u sida agab doorasho.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this