Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynihii hore ee Somalia oo ka hadlay Xuska 18 May

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Hambalyo u diray Shacabka  reer Somaliland oo maanta u dabaal-dagaya Xuska sanadguurada 30aad ee  Maalinta Xoriyada 18-ka May oo ah maalintii ay Somaliland ku dhawaaqday madax-banaanida ay ka go’day Soomaaliya.

Halkan ka Akhri Qoraal Rasmiya oo uu baahiyey Shariif Sheekh Axmed:- 

shariif.png

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this