Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo amar ka soo saartay Boorarka iyo Magac-yada lagu qoro Luuqadaha Qalaad

Recommended Posts

Deeq A.   
Maxamed-Ciise-Cismaan.jpg?resize=717%2C4Agaasimaha wasaaradda Warfaafinta

Wasaaradda Warfaafinta Puntland, oo tixraacaysa Xeerka Ilaalinta Af-Soomaaliga, ayaa amar ku bixisay dhammaan Qoraallada Boorarka iyo Magac-bixinta loo beddelo Af-Soomaali.

Warqad ka soo baxday xafiiska Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta, Maxamed Ciise Cismaan, ayaa lagu amray cid kasta oo boorar dhegsanaysa ama meherad magac ula baxaysa in ay isticmaalan Af-Soomaaliga.

Wasaaraddu waxay sheegtay, in Boorarka iyo Magac-bixinta la waafajiyo Xeerka Ilaalinta Af-Soomaaliga, kaas oo Faafinta Rasmiga ah ku soo baxay 15 December 2020 kadib markii Golayaasha dowladdu ansixiyeen.

Warfaafin.jpg?resize=720%2C1022&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Puntland oo amar ka soo saartay Boorarka iyo Magac-yada lagu qoro Luuqadaha Qalaad appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this