Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Bartamaha Xamar

Recommended Posts

Baliis take a time to watch these recently taken clips from the central, VIP, meeshii faraska magaalada ahayd, ugu bilicda iyo muuqaalka fiicnaa ee Xamar.

 

Meelihii wasaaradihii [boostada, Waxbarashada, Ganacsiga...], wakaaladihii, madbacadihii [Madbacadda Soomaaliya], safaaradihii [Ruushka, Talyaaniga...], bankiyadii ugu caansanaa, hoteeladii [Hotel Jubba], baararkii [Baar Fiat], iskooladii caanka ahaa, sida Bartamaha oo aan dhagaha ka maqli jiray lee, taaladii Daljirka Dahsoon, daahirihii Jirde Xuseen iyo Uunlaaye ku wada yaaleen. [seeing daartii Jirde Xuseen, Savoy Centre, oo wali taagan, though never saw waagaa yaraa nabada jirtay.]

 

Meelahaas oo ahayd meelaha Xamar ugu ammaan xumaa intii laga burin qabqabliyaasha.

 

 

Maki Xaaji Banaadir oo qiiroonaayo asaga Xamar kaamira la dhexmaraayo.

 

:(:(:(:(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shakti   

Runtii its tragic 2 see xamar like that however the place sure looks bright n Inshallah in good time we shall restore it better than b4 ...

 

oye oye, im being optimistic .. amazing. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this