Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddida Anshax-marinta & Xalinta khilafaadka Arimaha Doorashooyinka S/land oo digniin Culus u diray Qaar ka mida ah Murashaxiinta Golayaasha Wakiilada & Degaanka

Recommended Posts

Deeq A.   
Guddida Anshax-marinta & Xalinta khilafaadka  Arimaha Doorashooyinka S/land oo digniin Culus u diray Qaar ka mida ah Murashaxiinta Golayaasha Wakiilada & Degaanka

 Guddida Anshax-marinta iyo Xalinta khilaafaadka ayaa digniin u diray qaar ka mida murashaxiinta oo ay sheegeen in ay bilaabeen ollole aan wakhtigiisi la gaadhin.Warmurtiyeed ay guddidu soo saartay ayaa lagu sheegay in murashaxa olloleeya ka hor mudadda ollolaha uu wajihi doono ciqaab sharci.

War-murtiyeedka ayaa u dhignaa sidan: –

2021516637567789396577786.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this