Sign in to follow this  
Deeq A.

Jilaa Sooraan oo Cusbitaal Burco ku Yaal la Dhigay ka dib markuu uu haleelay Xanuunka…..

Recommended Posts

Deeq A.   

Jilaa Sooraan oo Cusbitaal Burco ku Yaal la Dhigay ka dib markuu uu haleelay Xanuunka…..

186522484_795452584427457_74740305556850

Jilaaga Reer Burco ee  Ibraahim Ismaaciil Sugulle oo loo garan og yahay “Sooraan” ayaa la dhigay Cisbitaalka gaarka u ah bukaanka uu asiibay Xanuunka Safmarka ah ee COVID_19 ee ku yaalla Magaalada Burco.

 

Jilaa Sooraan Ismaciil Sugule ayaa u jiifa Xanuunka Covid19 oo haleelay, Waxaana xaaladiisa caafimaad lagula tacaalayaa cisbitaalka ku yaalla Burco.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this