Sign in to follow this  
Deeq A.

Meydad iyo Dhaawacyo la keenay Cusbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Meydad iyo Dhaawacyo la keenay Cusbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa

 cusbitaal.jpg

Laba qof ayaa ku dhintay saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib shil gaadhi oo goor dhaweyd ka dhacay degaanka Abaarso ee dhanka galbeed ee magaalada Hargeysa.

Maydadka iyo dhaawaca ayaa hadda la keenay cisbitaalka guud ee magaaladda Hargaysa.

Dhinaca kale Cisbitalka ayaa sidoo kale la ‘ keenay maydka nin ku dhacay ceel ku yaal deegaanka Isha Gobka ee koonfurta magaalada Hargaysa.

Sidaasi waxaa warbaahinta u  xaqiijiyay mid ka mid ah saraakiisha caafimaadka.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this