Deeq A. Posted May 15, 2021 “Madaxweyne Mustafa wuxuu cod sira ah oo laga duubay Madaxweyne Muuse biixi wuxuuna codkii ugeeyay Madaxweyne Farmaajo iyo madaxa Xarunta dhexe ee Xisbiga Barwaaqo (PP)” Waxaa sidaasi yidhi Madaxii hore ee hab-maamuuska (protocol) Madaxweyne Deegaanka Soomaalida, Mudane Mustafa Cumar. Bisle ayaa intaasi raaciyay in Madaxweyne Mustafa xiligaasi ku yidhi, maadama uu muuse biixi taageero Ahmed madoobe, Madaxweynaha Jubaland, inaguna waa waajib inaan taageerno Farmaajo, Halkan hoose ka DAAWO Source Share this post Link to post Share on other sites