Sign in to follow this  
Deeq A.

Cod Sir Ah Oo Laga Duubay Madaxweyne Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

“Madaxweyne Mustafa wuxuu cod sira ah oo laga duubay Madaxweyne Muuse biixi wuxuuna codkii ugeeyay Madaxweyne Farmaajo iyo madaxa Xarunta dhexe ee Xisbiga Barwaaqo (PP)”

Waxaa sidaasi yidhi Madaxii hore ee hab-maamuuska (protocol) Madaxweyne Deegaanka Soomaalida, Mudane Mustafa Cumar.

Bisle ayaa intaasi raaciyay in Madaxweyne Mustafa xiligaasi ku yidhi, maadama uu muuse biixi taageero Ahmed madoobe, Madaxweynaha Jubaland, inaguna waa waajib inaan taageerno Farmaajo, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this