Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi Oo Maanta Safar Ugu Baxaya Dalka Jabbuuti.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta safar ugu baxaya dalka Jabbuuti.

Madaxweyne biixi ayaa dalka Jabuuti kaga qayb-geli doonna Caleemo-saarka Madaxweyne Geelle oo markii shanaad la doortay.

Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa safarkiisa wehliya sida uu qorshahu yahay xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada, iyagoona saacadaha soo socda ka dhoofi doonaan Magaalada Hargeysa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this