Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo xukun dil ah ku riday xubno lagu helay Shabaabnimo

Recommended Posts

Deeq A.   
2-14.jpg?resize=1000%2C562&ssl=1

Maxkamadda Ciidamada Puntland ee magaalada Galkacyo, ayaa xukun dil ah ku ridday  shan xubnood oo lagu helay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab.

Maxkamadda ayaa sheegtay in shantan xubnood ay ku caddaatay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab, islamarkaana dilal kala duwan ka fuliyeen gudaha magaalada Gaalkacyo sannadihii u dambeeyay.

Sidoo kale, maxkamadda ayaa xorriyadooda u celisay lix qof oo kale, kuwaas oo lagu waayay wax danbi ah, kadib markii looga shakiyay falal la xiriira Shabaabnimo.

PUNTLAND POST

The post Puntland oo xukun dil ah ku riday xubno lagu helay Shabaabnimo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this