Sign in to follow this  
Deeq A.

KENYA Oo Hakisay Duulimaadyadii Ka Imaan Jiray Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Nairobi)-Kenya ayaa hakisay dhammaan duulimaadyadii ka imaan jiray Soomaaliya kadib toddobaad uun markii labada dal ay dib usoo celiyeen xidhiidhkooda diblumaasiyadeed.

War saxaafadeed kasoo baxay waaxda duulista hawada ee Kenya ayaa lagu sheegay in hawada Kenya ay soo geli karaan oo kaliya ah diyaaradaha ha’yadaha gargaarka iyo duulimaadyada qaabilsan gurmadka deg deg ah ee caafimaadka ee ka imaanaya Soomaaliya.

Kenya kama hadlin sababta ay u hakisay diyaaradihii ka imaan jiray dhinaca Soomaaliya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this