Sign in to follow this  
Deeq A.

Khasaare xooggan oo ka dhashay weeraro Israaโ€™iil ku qaaday Falastiiniyiinta

Recommended Posts

Deeq A.   

Ugu yaraan 20 ruux oo Falastiiniyiin ah ayaa ku dhintay, in ka badan 800 oo kalena waa ku dhaawacmeen weeraradii u dambeeyay ee ciidamada Israaโ€™iil ka fuliyeen gudaha dhulka Falastiin, gaar ahaanna masjidka Al-Aqsaa.

Masโ€™uuliyiinta Caafimaadka marinka GASA, ayaa laga soo xigtay in dhimashadu marayso 20 ruux, halka dhaawacuna gaaray 822 qof, kuwaas oo u badan haween iyo carruur daโ€™ yar.

Golaha Amniga Qaramada Midoobay oo kulan deg deg ah ka yeeshay xaaladda Falastiin, ayaa ku guul-darraystay in ay qaraar midaysan ka soo saaraan, kadib markii dowladda Maraykanku ay codka qayaxan ku diiday in Israaโ€™iil la cambaareeyo.

PUNTLAND POST

The post Khasaare xooggan oo ka dhashay weeraro Israaโ€™iil ku qaaday Falastiiniyiinta appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this