Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo shaacisay jadwalka Imtixaanka shahaadiga ah ee iskuulada

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda Waxbarashada dowladda Puntland, ayaa si rasmiya u shaacisay jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2021.

Wasaaradda ayaa sheegtay, in maalin Sabti ah oo ku beegan 22-ka bishan May uu bilaaban doono imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe iyo sare, islamarkaana uu soo geba-gaboobi doono 27-ka bishan oo ku beegan Khamiis.

Sidoo kale, Wasaaradda ayaa soo bandhigtay laba warqadood oo muujinaya shaxda jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee labada heer.

Hoos ka daalaco shaxda jadwalka labada heer

level-one.jpg?resize=1000%2C773&ssl=1 level-two.jpg?resize=1000%2C773&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Puntland oo shaacisay jadwalka Imtixaanka shahaadiga ah ee iskuulada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this