Sign in to follow this  
Deeq A.

Sucuudiga Oo Lagu Wado In Shuruudo Cusub Uu Ku Xidho Xajka

Recommended Posts

Deeq A.   
Xajka sannadlaha ah ee oo loo aado magaalada barakeysan ee Maka ayaa lagu wadaa in sanadkan la sii ambaqaado balse waxaana la filayaa in shuruudo gaar ah lagu xidho xajka si looga hortago faafitaanka cudurka Karoona.

Wasaaradda Xajka ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in faahfaahinta iyo xaaladaha la shaacin dhawaan.

Sanadkii la soo dhaafay Sacuudi Carabiya waxay u ogolaatay kaliya toban kun oo xujey ah gudaha ah marka loo eego celcelis ahaan seddex milyan oo ajaanib ah inay gutaan waajibaadka xajka, taasoo keentay jahwareer baahsan oo soo food saaray xujeyda.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this