Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa looga Hadlay kulanka Sheikh Shariif iyo Xasan Sheikh

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynayaashi hore ee dalka Sheikh shariif Sheikh Axmed iyo Xasana sheikh Maxamuud ayaa kulan xalay ku yeeshay magaalada Muqdisho .

Labada Madaxweeyne ayaa ka wada hadlay xaaladihii ugu dambeyay ee dalka , kadib ka bixitaankii ciidamada badbaado Qaran ee Muqdisho .

Waxaa sidoo kale looga hadlay intii u socday kulanka sidii loo sii amba qaadi lahaa heshiiskii dhawaan ay wada galeen Mucaaradka iyo xukuumadda  iyo sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen wada hadalada arrimaha doorashooyiinka ee lagu balan san yahay 20 bishaan

Kulanka ayaa sidoo kale Madaxweeynayaasha waxaa ku wehlinayay Senataro ka tirsan golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS .

Sawirada Kulanka 

183977011_10159656502069314_249285818411 184371200_10159656501619314_497576477306 184549666_10159656500599314_163838205752 184586289_10159656501329314_719866829940 184815603_10159656501479314_827633953970 184897650_10159656500789314_749105652385

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this