Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyihii Saldhigga Waaberi Oo Ku Geeriyooday Qarax ka Dhacay Saldhigiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa goordhaw ku qarxay Afaafka hore ee saldhiga degmada Waaberi ee magaalada Muqidsho.

Qaraxan oo jugtiisa inta badan laga maqlay xaafadaha ka agdhaw saldhigga ayaa waxaa ka dhashay khasaare kale duwan .

Inta la xaqiijiyay seddax qof ayaa ku geriyootay qaraxa , kuwaas oo uu ku jiro Taliyihii Saldhigga Waaberi Axmed baashane .

Baashane ayaa ka kim ahaa saraakiidha dhalinyarada ah ee Fir fircoon kuwaas oo ku jira Booliiska.

Wixii Faahfaahin ah kala soco GoobJoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this