Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga doorashooyinka Puntland oo la wareegay qalabka diiwaan-gelinta codbixiyaasha

Recommended Posts

Deeq A.   
2-9.jpg?resize=1000%2C644&ssl=1

Shirkadda PIITECH ayaa maanta guddiga KMG doorashooyinka Puntland ku wareejisay qalabka casriga ah ee diiwaan-gelinta codbixiyaasha.

Guddiga ayaa shaaciyay in ay shirkadda PIITECH kala wareegeen qalabkan oo ka kooban server, computers, printers, IRIS iyo softwares koodii.

Qalabkan ayaa loo isticmaali doonaa diiwaan-gelinta codbixiyaasha oo dhowaan ka bilaaban doonta degmooyin ka tirsan Puntland.

Guddiga ayaa sheegay in ay saddex degmo si hordhac ah uga qaban doonaan doorashooyinka golayaasha degaanka oo ku salaysan hannaanka xisibiyada badan.

PUNTLAND POST

The post Guddiga doorashooyinka Puntland oo la wareegay qalabka diiwaan-gelinta codbixiyaasha appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this