Sign in to follow this  
Deeq A.

Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweeyay Ergayga Africa

Recommended Posts

Deeq A.   

Midaga musharixiinta ayaa soo dhaweyay Ergayga cusub ee midawga Africa u soo magacaabay Soomaaliya, , John Dramani Mahama.

Mahama oo Soomaaliya loo soo dirayo si uu uga shaqeeyo khilaafadka Arrimaha doorashooyinka ayey sheegen midawga Musharixiinta in ay soo dhaweynayaan rajano ka qabaan in uu qeyb ka qaato xal u helidda Soomaaliya .

Dhanka kale golaha midawga Musharixiinta ayaa sheegay in ay walaac ka qabaan la taliyaha Ergayga Babatunde Taiwo  oo hadda madaxda ka ah xafiiska howl-galada Siyaasadda ee AU-da Soomaaliya .

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Midawga Musharixiinta 

Mu-2.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this