Deeq A. Posted May 6, 2021 Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maantay gaaray Magaalada Nairobi halkasoo uu booqasho shan maalmood ah ku joogi doono. Madaxweynaha ayaa intuu Nairobi joogo wuxuu la kulmayaa Masuuliyiin ka tirsan Dalalka Soomaaliya daneeya. Waxaa lagu wadaa in Madaxweynuhu uu kadib u safri doono Magaalada Muqdisho, sida ay Puntlandi u xaqiijiyeen Dublamaasiyiin ku sugan Nairobi. Puntlandi.com Nairobi The post Madaxweyne Deni oo Nairobi gaaray appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites