Deeq A. Posted May 6, 2021 Kornayl Dolaal oo Xabsiga laga sii daayey Kornayl Jaamac Maxamuud Aadan Doolal ayaa maanta xabsiga Hargeysa laga sii daayey kadib markii madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi cafis u fidiyey. Kornayl Doolal ayaa ay dhawaan maxkamada Ciidamada S/land ku xukuntay 2 sanno oo xadhig ah ka dib markii lagu eedeeyay Khiyaamo qaran. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites