Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxwaynaha Kililka Somalida Itoobiya Mustafe cagjar oo Gaadhi mini-bus ah Abaal Marin u siiyey Wiil Reer Jigjiga ah+Sababtu ku muteystay

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxwayne Mustafe cagjar oo hadda Gaadhi mini-bus ah guddoonsiiyay Wiil Reer Jigjiga ah+Sababta
202155637558335453158674.jpg

Madaxwaynaha DDS Mustafe cagjar oo dhiirigalinaya Guuleed Ibraahim ayaa waxaa uu galabta guddoonsiiyay gaari minibus ah.

Guuleed Ibraahim ( Guuleed yare ) ayaa ahaa wiilkii bajaajlaha ahaa ee hadda ka hor lacag lagu dhex ilaaway bajaajtiisa u celiyay qofkii lahaa,  lacagtaas oo dhanayd 300.000 Birr.

Arrintan ayaa waxay dhiirigalin u noqonaysaa dhalinyarta bajaajta ku shaqaysa, oo hadda kaddib isku dayaya inay ku daydaan Guuleed yare.

Guuleed yare ayaa ah wiilkii u horeeyay ee degaanka Soomaalida u dhasha ee Bajaajtiisa lacag lagu ilaaway celiya,  isla markaana lagu abaal mariyo gaari mini bus ah.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this