Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi oo qaabilay safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   
4.jpg?resize=1000%2C578&ssl=1

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta oo Isniin ah xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Amb. Kate Foster.

Madaxwweynaha maamulka Somaliland, oo kulan gaar ah la qaatay safiirka, waaxaana kulanka lagaga wada hadlay qodoba ay ka mid ahaayeen xoojinta xiriirka maamulka Somaliland iyo dowladda Ingiriiska, arrimaha diyaar garowga doorashooyinkaSomaliland ee Golaha wakiillada iyo deegaanka oo maalmo kooban ka harsan yihiin.

Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa lagu sheegay in sidoo kale kulanka lagu lafo-guray deeqaha dalka ingiriisku Somaliland ku taageero dhinaca mashaariicda horumarineed ee arrimaha bulshada.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Biixi oo qaabilay safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this