Sign in to follow this  
Deeq A.

Dilkii Osama Bin Laden Oo Toban Jirsaday Iyo Saameynta Uu Ku Yeeshay Ururka Al-Qaacida

Recommended Posts

Deeq A.   

10 sanno ayaa laga joogaa markii Ciidamo hubaysan oo Maraykan ahi ay dalka Pakistan ku dileen hoggaamiyihii al-Qaacidda Usaama Ben Laden.

Osaama oo muddo dheer hoggaaminayey ururka al-Qaacida ayaa saamayn weyn ku yeeshay caalamka oo idil kaddib weerarkii 11-kii Sebtember 2001-dii.

Haddaba, 10 sanno kaddib dilkiisii maxaa iska badlay ururkii Alqaacidda ee uu hoggaamin jiray iyo weerrradii ay ku qaadi jireen meelo badan oo ka mid ah adduunka.

Su’aashaas iyo kuwo Kale waxaa ka jawaabaya Abdiraxmaan Haddaana oo arrimaha Islaamka iyo dunida Carabta ka faallooda.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this