Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasare Rooble oo shir ku casumay madaxda dowlad goboleedyada dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxaned Xuseen Rooble ayaa dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ku casumay shir ku saabsan dhammaystirak heshiiskii Arrimaha doorashooyinka ee 17-kii September.

Af-hayeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macallimow, oo Galabta warbaahinta kula hadlay Muqdisho, ayaa sheegay in shirkaas uu Ra’iisul wasaare Rooble u muddeeyay 20-ka bishan May 2021.

Halkaan ka daawo Muuqaalka

PUNTLAND POST

The post Ra’iisul wasare Rooble oo shir ku casumay madaxda dowlad goboleedyada dalka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this