Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News-Farmaajo oo shaaciyey inuu hogaaminta Doorashada Wareejiyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynsha Xilkiisu dhanaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu Baarlamaanka Wakhtigiisu dhamaadey u sheegey in uu hogaaminta Doorashada uu ku wareejiyey Raysal wasaare Rooble.

Wuxuu kaloo Baarlamaanka u sheegay in Lagu laabto Teendhada Afisyooni tasoo macneheedu yahay inuu ka laabtay mudo kordhintii.

Puntlandi.com Muqdisho

Puntlandi-Breaking-news-center.jpg

The post Breaking News-Farmaajo oo shaaciyey inuu hogaaminta Doorashada Wareejiyey appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this