Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafti Culus Oo Ka Socda dawladda Qatar Oo Soo Gaadhey Magaalada Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiir ku-xigeenka ahna ku simaha wasiirka arrimaha dibedda ayaa ku qaabilay maddaarka caalamiga ah ee Cigaal airport wefti ballaadhan oo ka socda dawladda Qatar oo uu hogaaminayo ergeyga gaarka ah ee u qaabilsan Wasiir arrimaha Dibedda Arrimaha Africa.

Soo dhawayn iyo kulan kooban kadib weftiga, waxa si toos ah loogu soo gelbiyey Qasriga madaxtooyada halkaas oo ay kulan kula qaadan doonaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.

  • FB_IMG_1619870434399.jpg
  • FB_IMG_1619870428713.jpg
  • FB_IMG_1619870421162.jpg
  • FB_IMG_1619870417333.jpg
  • FB_IMG_1619870407791.jpg
  • FB_IMG_1619870404783.jpg
  • FB_IMG_1619870400006.jpg
  • FB_IMG_1619870394350.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this