Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulankii Baarlamaanka oo la sugayo Madaxweyne Farmaajo iyo Buuq laga cabsi qabo

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa goordhaweyd Albaabada loo furay Golaha Shacabka iyadoo Xildhibaanadu mid mid usoo galayaan, waxaa jirta cabsi laga qabo in Xildhibaanada badankoodu ay soo xaadiri waayeen halka Xildhibaano dhowra ay ka caraysan yihiin ka noqoshadii laga noqdey Mudo kororsiga, kuwasoo laga yaabo inay Buuq sameeyaan.

Madaxweynaha Wakhtigiisu dhamaadey isla markaasna isku dayay inuu Mudada dheeraysto Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hada la sugaya, waxaana loo dhagtaagayaa Khudbada uu jeedin doono waxa uu iga hadlayo.

la soco kulanka Baarlamaanka.

Puntlandi.com Muqdisho

Puntlandi-Breaking-news-center.jpg

The post Kulankii Baarlamaanka oo la sugayo Madaxweyne Farmaajo iyo Buuq laga cabsi qabo appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this