Deeq A. Posted May 1, 2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa maanta hortagaya Golaha shacabka waqtigooda dhamaaday , si isaga oo qasban uga laabto mudda kordhinta uu samaeystay 12 April . Farriin xalay loo diray xildhibaanada golaha shacabka ayaa lagu yiri : M.ne Xil Beri oo Sabti ah oo ay Tar 1da MAY, waxaa jira Kulan Gaar ah. Agendaha 1. Hadal Jeedinta Madaxweynaha JFS Saacadu waa 09:00 subaxnimo”. Lama hubo khudbadda Farmaajo waxyaabaha uu ku soo qaadan doono laakiin waxaa la hadal haaya in ay u badnaan doonto doorashada . GoobJoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites